Taariikhda Digil Iyo Mirifle.
August 9, 2012 // admin1 // Warka 
QABIILADA DIGIL IYO MIRIFLE
« RAXANWEYN » waa labo wiil oo kala ah Digil Iyo Mirifle oo dhaley hal odey oo la Oraneyey, MAADEEY.
Waxayna yihiin Digil Maadeey iyo Mirifle Maadee.Waxay u kala baxaan sidan, Mirifle wuxuu dhaley 8 isku bah ah, iyo sagaal isku bah ah:
Bahda sagaal: (9)
Gasaare Gude, Gobaabweyn, Jilible, Geeledle, hadamo Luwaay, Hubeer, Yantaar & Eeyli.
Bahda sideed waa (8) wiil oo kala ah:
Jiroon, Eelaay, Garwaale, Leysaan, Haraaw, Hariin, Maalinweyne iyo Reer Dumaal, wuxuu dhalay 6 wiil oo kala ah Disow, Emid Qomal iyo Yalale, Waanjal Heledi iyo Asharaaf.
DIGIL:
Geledi, Begedi, Dabarre, Jiido, Tunni, Garre iyo reer daafeed oo kala ah Irdho Iyo Jambaluul.
Gadowne News.
AbdiRashiid/Deerow.
gadowne@hotmail.com






