digg icon delicious icon

Hassan sheekh max’ud oo noqdey Madaxweynaha somalia.

September 10, 2012   //     //   Maqal, Warka

Waxaa dhamaadey wareegii u dambeyey  oo lagu kala baxeyey  ayaa la bilaabey tirintooda  labada musharax oo isku soo harey oo kala ah hassan sheikh Maxamuud iyo shariif sheekh axmed   labada qof ugu cod ka badan ayay noqdeen wareegii u horeyey oo dhacey.

 

 

 

 

 

 

Hadaba inta badan waxay codka ugu shubeen hasan sheikh maxamuud oo ah rug cadaa ku cusub siyaasad somalia hada ku soo biirey marka loo fiirsho, waa markii u  horeysey la doorto madaxweyne si xur ah loogu doorto gudaha somalia mudo laga jooge 42 sano ka dib

 

Inta badan somalida waxay ku hami weynaayeen in ay doortaan nin cusub oo horey loo aragtaasi waxay ka turjumeysaa  in loo bahadn yahay mar walba la doorto nin cusub, si  loo helo nadaan cusub iyo siyaasad cusub, waxaa lagu tilmaamaa mida ugu wanaagsan oo la qabtey

 

 

Sheikh sharif sheikh ahmed waxaa lagu eedeyaa in uu lunsadey hantida qaranka sidaa daraadeed, inta badan marka lagu saaro rabitaanka shacabka waa mid oo keliya dadku ay aado ka dhigten in ay taageero siiyaan hayb ahaan,

 

 

Sheikh shariif sheikh axmed   79 Cod

Hassan sheikh Maxamuud        190 Cod

Sidaad ogsoontihii xildhibaanaddii la diidey ayaa maxkamada sare  ogolaansho siidey in ay ku biiiraan Baarlamaanka somalia, ayadoo ay diideen gudiga doorashada xildhibaanada somalia tas ayaa ah mida sharifka lagu diidan yahay in  shariif uu soo laabto markale.

 

shacabku waxay doorteen maxad weyne cusub siyaasad cusub oo loogu fadhiyo in dalka lagu maamulo, waxaan u fadhinaa madaxweynaha cusub waxay uu sameyn doono in qaabka u maamuli doono dalka.

 

 

Hasan sheekh Maxamuud madaxweynaha Cusub ee soomaaliya 10.septembre  2012

 

 

Gadowne News.

Muqdisho Somalia.

gadowne@hotmail.com.

Dhiibo Ra'igaa (0)

Comments are closed.

Visit Us On TwitterVisit Us On FacebookVisit Us On Youtube