Laacibka Aduunka ee kubada cagta Messi iyo Model Maxaa kala Heysta.
October 26, 2012 // admin1 // CayaarahWaxaa Mucjiso ku noqoneysa caalamka oo dhan in laacib dhan xiddiga aad loo jecel yahay kubadiisu tahay in uu jeclaado ama isku dayo inuu ku biiro Dadka Looga dambeeyo Modelka.
Laacibkan reer Argentina iyo Barcelona kuma eka oo kaliya kubada cagta balse waxa uu galay caalamka modelka, waxaana lasoo sawiray laacibka Barce iyo Tango isagoo dhar xayisiinaya
Taageerayaasha Messi ayaa ku faraxsan inay arkaan Lio oo si qurux badan uga dhax muuqda bulshada maadaama uu si wanaagsan ugu nuurayo garoomada kubada cagta
waa kuwan qaar ka mid ah sawirada laga qaadey xiliga uu ku jirey model ka
Hadaba Aqriste sidee u aragtaa in modelka uu ku biiro Loe Messi fikirkaagu Waa Muhiim
Waxaa Qoray : Abdi Manaan Abdi ( Neymar Yare )







