Amin aamir oo fureyo school lagu barto karoonka.
November 29, 2012 // admin1 // MuuqaalkaAmin Amiir oo soo gaarey Magaalada london wuxuuna sheegey in uu u yimid in sameyo school ay ku bartaan dadka soomaliyeed arts-nimo si caruurta yer hada loogu tarbiyeeyo farshaxanka.
Amin wuxuu sheegey in somalia oo dhan ka furi doona school lagu barto ARTS, dhamaan goboladda oo dhan, arintaan waxaa ku fikirey mudo badan balse hada ayay noqotey in aan ku dhaqaaqo haddii alle yiraado sida hadalka u dheigey.
Ugu dambeyo amin aamir waa qof somalidu siweyn u yaqaanaa hadana qibrad ku leh sawir ka ama kartoonka oo ku dhexjirey mudo arimihiisa waxay u badan yihiin dhinaca siyaasadda aduunka inta badan wuxuu soo qaadta somalia
Daawasho wanaagsan.







