dhibaatada ku heysa ogadenia Dowladda Ethiopia
November 23, 2012 // admin1 // Maqaallo, MuuqaalkaDowladda Ethiopia waxay la heshiisey onlf oo labo garab u kala jabey dowladda wixii markaa ka dameyey gumaad oo ay ku heyso dhamaan shacabka masaakiinta ah oo degan dhulka baadiyahay ah.
waxaa jira tv ilays oo ka sheekeya inta badan waxa yaabaha dowladda Ethiopa ku kacdo soo bandhiga inta badan barnaamijyo ay laga daayo tv ilays oo la yiraado u hiili dadkaaga ayaan ka soo xigganey daawasho wanaagsan.
Somalia, waxay u kala baxdey somaliland Ogaden ama onlf ,Puntland south west somalia, khaatumo state, Azania ahlu sunnah, al shabab alQa’ida, DFS, halkee u socona maxaa noo harey oo kale iyo kuwa badan ayaa jira aan xusin shacabka waa kuwa la laayo mar walba wadamada deriska iska gumaado Ethiopia, iyo kenya inta soo hoartey waxay u kala carareen qaaraha yurub iyo asiya iyo afrikada kale.
Eastleigh waxa ka dhacey labo maalin ka hore waad ogtihiin yaa u maqan dalka iyo dadka aawey dowladda u hadleyso dadkaan oo ka dulqaadeyso dhibaatda heysata shacabka laguna heli karo nabad iyo xasilooni buuxda.
noogu soo dir:
Wixii talo ah ama tusale ah buuxi foomka ku qor ra’yigaa ka qabto gumaadka Ethiopia ku heyso shacabka reer Ogadenia.
Xafiiska warqabadka Adis Ababa, Ethiopia.







