digg icon delicious icon

Guddiga Ardeyda kuunfur galbeed somalia oo fariin u dirayo Bulsha weynta somaliyeed.

November 17, 2012   //     //   Warka

Gudiga ardeyda koonfur galbeed Somalia ee wadanka Malaysia (SWSS Malaysia) ayaaa waxey fariin u dirayaan walaalahooda kasoo jeeda koonfurgalbeed Somalia.

Jaaliyadda maleesiya ayaa dad weynahay u balan qaadey in ay caawin doonaan wixii looga baahdo gudaha dalka maleesiya.

Fariin ah in ay si Mutadawacnico ahaan ugu qaban doonaan wax allaale wixii ay Malaysia ugu baahan yihiin,  Malaysia ayaa ah wadan ay waxbarashadiisu aad u sareyso Somalidana ay aad ugu badan tahay iyadoo kulliyadaha Jaamacadaha Malaysia bixiyaan ay u badan yihiin Engineering, Arts and Technology .

 

Waxaan idinku bishaarayneynaa hadii aad jeclayd in aad Malaysia wax ka barato ama aad utimaado arimo caafimaad ah in aan kuugu caawin doono si walaaltinimo ah oo volunteer ah.

 
Guddiga ardeyda SWSS Malaysia markey arkeen baahida weyn ee loo qabo ayaa waxay go aan sadeen in si Mutadawacnimo ah ugu istaagaan walaalahooda, waxayna u qaban doonaan adeeg yada kala ah Xareynta Jaamacadaha sida – Diploma, Bachelor, Master, iyo PhD Degrees.

 

 

Marka laga soo gudbo dadwaynaha kale bulshada ayaa nala soo xariiri karo haday wax Malaysia uga baahadaan sida caafimaad ,anagoo ucaawinayno walaalnimo aad usoo dhowayn doono insha alah hadaba waxaas oo dhan waxaa idin qabaynaayo gudiga SWSS 2012.
Waxaad si too ah ula soo xariiiri kartaa Guddiga waxay kuu sheegi doonan waxbixin buuxda , ee Kuliyada aad rabto iyo wixii lagaaga baahan yahay oo Rules and Regulation ah oo kooban iyo weliba hadaad arimo caafimaad ka leedahay

 

Kala soo xiriir wixii warbixin ah madaxda ururka.
Gadoomiyaha:: Nuradain Tanas Ibrahim .
Emailka gadoomiyaha:Tanaas5@hotmail.com .
Telka: 006176492474 .
Xoghayada arimaha dibada :Hanifa Mohamed IbrahIm
hanifamd@hotmail.my

 

 

gadowne@hotmail.com

 


Dhiibo Ra'igaa (0)

Comments are closed.

Visit Us On TwitterVisit Us On FacebookVisit Us On Youtube