Q1aad,Dhibaatada Familadda ka jirto Somalida qurba joogta.
November 17, 2012 // admin1 // FaalooyinInta badan somalia qurbajoogta ayaa heysata dhibaato dhinaca reerkooda, inta badan dhalan yeradda somalida waxaa lagu eedeyaa in ay tixgelin siineynin qoyskooda.
Waxa yaabaha lagu eedeyo waxaa ka mid ah in nimanka inta badan aysan ka warqabin caruurta baahidda hooyada heysato, kaalmadda oo ka heleynin oo keligeeda guriga ka shaqeyso,
Caruurta wax barashadooda oo xoog saareynin aabaha iyo shaqa la’aanta heysato dhaqaalihii oo ka afduubaneyo gabadha waxaa sii dheer gacan u qaadka gabadha, ama garaacida xaaskiisa.
Dhaqaalaha oo keeneyo qilaafka inta badanka yimaada hooyada iyo ninkeeda oo dowladda ay la nool yihiin uga dhaadhicya in ay saaxiib yihiin guur weli isla marin.
Gabadha waxaa lagu eedeya, tixgelin la’aan waajibaadka looga baahan yahay oo gabdha siineynintaas oo keeneysokalsooni la’aan, furiinka oo inta badan gabdhaha ay dooneyaa haddii ay helaan caruur, si ay u helaan lacag lagu siiyo waxaa ugu badan Britain UK sweden qaarada yurub.
Wadanka Switzerland oo keliya ayaa ah wadanka keliya oo ka degan wadamadda kale sida uu sheegey weriyaheena qaarada Europeen
Qeybta 2 kala soco warka xigga.







