digg icon delicious icon

Sagal Arts oo soo saartey hees cusub Gef Daran.

November 9, 2012   //     //   Muuqaalka, Warka

laga soo bilaabo somalia fanaaniinteeda waxay noqodeen ku aan ka fiirsan Ereyga ama sida ay  u beegsadaan shaqsiyaadka, Sagal Arts waa fanaanad  da’yer oo ku nool wadan kenya gaar ahaa nairobi  waxay ka mid tahay  fanaaniinta hada soo koreya, oo ku biirey aflaanta iyo suugaanta afka somaliga.

 

Sagal Arts oo soo saartey Hees Cusub
Gef daran

 

horey waxaa soo baxdey hees la yiraado (Garaadlaay) waxaa qaadey falis Abdi oo ka tirasan Waayaha Cusub, heesta   ka ddib waxaa dhibaato aad u weyn dhexmartey  falis iyo Ikraan Araalle, waxa lagu qabsadey abaanka alifey heesta inta badan saxaafada ayaa ka faaideysatey is qabqabsiga labada gabdhood, ilaa markii dambey laga heshiisiyo labadooda.

 

 

Hamda Cabdi keynaan Hamda queen ayaa soo saartey hees kale oo ka turjumeyso Garaadleey, heestaan waxaa la yiraadaa (Gardaraneey) inta badan somalidu waxay u turjumeen eryo qaldan oo la isku tusinaayo labada gabdhood tan dhexmareytey Ikraan iyo falisa, sidoo kale waxaa is qabsadey ama isku dhacey Mursal muuse iyo xaawo kiin  laba hees oo horey u kala qaadey.

 

fanaaniintu waxay xiiso ka dhigteen in ay ka dabaqaadtaan fanaan hees uu sameyey taasi oo inta badan somalidu ku sheegeen soo jiidasho ama in uu soo istaago  mas’raxa dad weynahay, arintaan kama dhicjirin  sida laga warheyo somaliya xiliyaddii hore ama dowladdihii soo marey.

 

Waxaa sabab looga dhigaa in abwaanka sameya heesta ku dooneyo in lagu barto maadaama ay kordheen abwaanadda waqtigaan, waxaa hoos u dhac ku yimaadey sharaftii fanaaniinta iyo abwaanadda sida gaarka loo jecelaa.

 

heestan cusub maxay ku soo kordhinkartaa haddii mar kale ama ayadoo bedelan la soo saaro seddexada hees la soo bandhigey waa isku mid laxankooda iyo musikaddoda balse waxaa kala gedisan erayaddooda, falisa iyo Sagal Arts iyo Hamda Queen ayaa is heysto iyo weliba abwaankiisa bedeley heesta.

 

waxaa kaloo  u weyn oo hada jirra ayaa ah in fanaaniintu ay isguursadan ka dibna kala tagaan  ay hawada isku dhafsadaan  heeso lagu kala garan karo qilaafkooda iyo dhibka lagu kala tagey, sida ay waqtigaan heysato farxiya fiska iyo barshiir hanuuniye iyo kuwo kale.

 

haddaba noogu soo dir ra’iga aad ka qabto arintaan oo ku soo noq-noqotey fanaaniinta dhexdooda oo sumcad daro u keentey suuganta somalida iyo shacabka somalia oo dhan fankii oo noqdey cayaar.

gadowne@hotmail.com

 

 

Ku Daawo aalado kale

 

gadowne@hotmail.com

W/Q, AbdiRashiid/Deerow:

noogu soo hagaaji fariintaada qeyta bulshadda dad weynahay hoose


Dhiibo Ra'igaa (0)

Comments are closed.

Visit Us On TwitterVisit Us On FacebookVisit Us On Youtube