Dowladda Bashar Al-Asad oo fariin u direy Md Barak Obama hubka halista ah.
December 4, 2012 // admin1 // MuuqaalkaMadaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa digniin u diray hogaanka Syria Bashar al-Asad, oo uu uga digay inuu isticmaalo hubka kimikada ah haddii uu isku deyo in uu ku dhaqaaqo hubka halista ah in cawaaqib kula kulmi doono.
Barack Obama oo kulan Magaalada Washington kula la qaadtey mas’uuliyiin u qaabilsan hubka wax gumaada ayaa cadeeyay in haddii maamulka Syriaa isku deydo isticmaalka hubka, ka dhalan doonto talaabo adag.
Maamulka dowladda syria ayaa beenisey in ay u isticmaasha shacabkeeda hubka halista ah, ayadoo ku tilmaantey wax ka fog xaqiiqda waxayna eed dusha ka saartey dowladda mareykanka







