digg icon delicious icon

Maxaa lagu heystaa Nimco Dareen? “Daawo “

December 28, 2012   //     //   Maqaallo, Muuqaalka

Fanaanada caanka ah ee lagu magacaabo Nimco Maxamed Xasan (Nimco Dareen) oo soo gaartay magaalada Jig Jiga ayaa waxa ay ka hadashay dhibkii loogu geestay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

 

weerarkii mimco dareen Nairobi kenya.

weerarkii mimco dareen Nairobi kenya.

Aniga Nairoobi ayaa la igu soo dilay, Ninka i dilayna ma uusan aheyn Nin Xabashi ah ama Nin Keenyaati ah ee waxa uu ahaa Wiil aad loo wada garanayo oo deegaankaan ka soo jeeda waliba ina hebel hebel loo yaaqaan ayay tiri Nimco Maxamed Xasan Nimco Dareen oo Saxaafada wareeysi siisay.

 

 

Nimco Dareen ayaa markii la wareesanayay waxaa ka muuqday Asturaad dhanka Madaxa ah inkastoo xiliyadii hore looga bartay in ay Heesaha qaado iyada oo Madax qaawan. Magaalada Nairoobi ee Caasimada dalka Kenya ayaa Fanaanadaan waxaa Feer looga soo tuuray Maslax xili ay qaadeeysay Hees waxaana arinkaas cambaareeyay inta badan dadka Soomaaliyeed maadaama ay ceyb weyn tahay Nin rag ah in uu Feero qof Dumar ah.

 

 

Halkaan ka daawo flimka lagu weerarey Nimco Dareen Nairobi.

gadowne@hotmail.com


Dhiibo Ra'igaa (0)

Comments are closed.

Visit Us On TwitterVisit Us On FacebookVisit Us On Youtube