digg icon delicious icon

Qarax ka dhacey Islii Nairobi, kenya

December 5, 2012   //     //   Warka

Waxaa Daqiiqado kahor ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi Qarax xooggan oo Khasaare badan geestay.

Wararka soo gaaraya Xafiiska Gadowne News ee Nairobi ayaa sheegaya in Qaraxaan uu ka dhacay Goob ey ku Caweeeyaan Kenyaanka.

Qaraxaan ayaa ilaa iyo hada ku dhaawacmeen 6 Qof oo inta badan ey Xaaladooda tahay mid Khatar ah.

Xaalada Caasimada Kenya ayaa Caawa Kacsan waxaana lagu arkaayaa Dariiqyada Ciidamo farabadan.

 

wixii soo kordha kala soco warka xigga.

gadowne@hotmail.com.


Dhiibo Ra'igaa (0)

Comments are closed.

Visit Us On TwitterVisit Us On FacebookVisit Us On Youtube