Advertise with us


Ku soo dhawaada dhamaan akhristiyaasha  aduunka dacladdiisa naga la socda, www.gadowne.com

Bartilmaameedka iyo hadafka loo furay Gadowne News, waxaa uu yahay in ay soo gudbiso wararka iyo dhacdooyinka horumarineed oo ka yimaada intooda badan guud ahaan gobollada iyo deegaanadda Soomaaliya iyo waliba meelaha kale ee ay Soomaali degto, kuwaasi oo ay soo qoraan wariyeyaal muddo dheer ka soo shaqeeyey xirfada saxaafadda, tababar wanaagsan, qibrad iyo aqoon dheerna u leh.

Gadowne News, waxaa ay ku shaqaysaa sharuucda iyo anshaxa saxaafadda madax-banaan, oo ay gundhig u tahay dhex-dhexaadnimo, run sheegid iyo cadaalad.

                                                       

 MAAMULKA GADOWNE NEWS:

 

 

       Milkiilaha Gadowne news Abdirashiid shariif Moallin, (Deerow)

 

       Ibraahim aadan (Farance) wakiilka Muqdisho somaliya

 

       Xaajow Siidi Aadan, Minneapolis, mareykanka.

 

       Mohamed Aadan sheikh/ south Africa Cape town.

 

       Mohamed Hassan Rooble/ South Africa Cape towne.

 

       Faarax Aadan Gaandi/ Amestredam, hollande,,,,,

 

 

 




Visit Us On TwitterVisit Us On FacebookVisit Us On Youtube