Cayaarah »

Cayaarihii somaliland oo shaley furmey.

CiyaarahaSomaliland6 June 3, 2013   //   Comments Off

Waxaa shalay (Axad) si rasmi ah Istaadiyumka Hargeysa uga furmay tartanka Ciyaaraha ee Somaaliland.

cayaarihii xagaaga oo ka furmey jaziira suudaan

suudaan June 1, 2013   //   Comments Off

Cayaaraha xagaaga oo dib u furmey      Cayaaraha dalka Suudaan Ardeyda  Soomaalida wax ka barata dalkaas. Groupe  A agriculture  Groupe B Engineering 1-Mohamed  salaad (

Akhriso warka »

Mo Farah oo ka qeybgalayo Tartanka Oradka London

Mo'farah. April 19, 2013   //   Comments Off

Oradyahanka Soomaalida ee heysta Dhalashada Dalka Britain, Mo Farah ayaa sheegay inuu ka qeybgali doono Tartanka Oradka dheer ee lagu wado in maalinta Axada ee

Akhriso warka »

Wax ka ogow Guul darada heysato Kooxda Qaranka.

Maxaa ka dhiman qofka la xushey oo u Taagan qaran. December 28, 2012   //   Comments Off

Dalka Soomaaliya waloow uu burburay hadana waxaa intaasi dheeraa dhibaatada uu kala kulmayay caada qaatayaasha oo saameeyay dhankasta haday ahaan laheyd siyaasadda dalka iyo dhanka

Akhriso warka »

Xulka qaranka somalia iyo Brundi oo wada cayaareya

cayaaraha bariga iyo bartamaha africa oo ka furmeya campala, Uganda November 25, 2012   //   Comments Off

Xulka Soomaaliya oo loo yaqaan xidigaha badweynta ( OCEAN STARS ) oo ka mid 12-ka dal ee ka qeyb galaya cecafa2012 oo shalay ka bilowday garoonka

Akhriso warka »

Xiriirka Kubada Cagta Jabuuti oo waqtiga ay dheceyso la shaaciyay

Kubadda Cagta Djabouti November 3, 2012   //   Comments Off

Doorashada xiriirka kubada cagta ee dalka Djabouti ayaa lagu dhawaaqay in ay dhici doonto 10-ka bishan November halkaas oo ay soo gaari doonaan saraakiil sar

Akhriso warka »

Xulka Qaranka K/ Cagta Somaliya oo tababar loogu qaadayo dalka Uganda.

xulka qaranka somalia October 30, 2012   //   Comments Off

Xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee lagu naaseedo “Ocean Stars” ayaa loo qaadi doonaa dalka Uganda si ay tababar ugusii qaataan ka hor cayaaraha

Akhriso warka »

Laacibka Aduunka ee kubada cagta Messi iyo Model Maxaa kala Heysta.

messi October 26, 2012   //   Comments Off

Waxaa Mucjiso ku noqoneysa caalamka oo dhan in laacib dhan xiddiga aad loo jecel yahay kubadiisu tahay in uu jeclaado ama isku dayo inuu ku

Akhriso warka »

Tottenham iyo Chelsea oo wada Ciyaarey Maanta.

chelsea October 20, 2012   //   Comments Off

Chelsea ayaa Muujisay galabta inay tahay koox dhinac kasta ka dhisan oo damac wayna uu ka hayo Horyaalka Premier League.   Wiilasha dhaxda ka ciyaara

Akhriso warka »

Koobka Aduunka 2014ka iyo Kulamadii ugu Xiisaha Badan

Brazil October 17, 2012   //   Comments Off

Waxaa si habsami leh looga ciyaaray qaaradaha kala duwan ee caalamka isreeb reebka koobka aduunka sanada 2014 ka dhici doona wadanka Brazil.      

Akhriso warka »

kan xigga;


Visit Us On FacebookVisit Us On Youtube