Dhacdooyinka »
Raxmo Mohamed oo Diinta ka baxdey.
April 22, 2013 // Comments Off
Rahmo mohamed cadeey waxay u dhalatey somalia, waxay cadeysey iney ka baxdey diinta islaamka oo ku biirtey Masiix, Flim laga duubey ayay ku sheegtey Daawasho
Doorashada Dowlada Cusub 20 Ogoost 2012. Faafaahin ku saabsan sida loo kala baxey.
August 13, 2012 // Comments Off
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa si habsami leh ugu socda howlaha soo xulida Baarlamaanka iyo olalaha doorashada Madaxweynimada , waxaana Magaalada Muqdisho laga dareemayaa buuq siyaasadeed
Gaas oo shaaca ka qaadey in uu yahay musharax taagan.
August 7, 2012 // Comments Off
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/weli Maxamad Cali Gaas ayaa la shaaciyey inuu u taagan yahay xilka Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya, iyadoo Xafladda ku dhawaaqista
Md sheikh sharif oo markale ku celiyey inuu yahay musharax taagan.
June 22, 2012 // Comments Off
Madaxweynaha Soomaaliya, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, ayaa sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee dalka Soomaaliya, ka dib kulan uu xalay kula yeeshay
Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi Baadiyoow oo sheegey in uu yahay musharax u taagan Md. somalia.
June 5, 2012 // Comments Off
Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi Baadiyoow oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay inuu ka qaybgalayo doorashada madaxweynimo ee Soomaaliya oo lagu wado inay dhacdo
10 Musharax ee madaxweynaha somalia isu soo taagey.
April 29, 2012 // Comments Off
Malinba-malinta ka dambeysay waxaa soo kordhaya siyaasiin aqoon yahano iyo qurba-joog Soomaaliyeed, oo munaasabado kala duwan ku sameysanyay wadamada Yurub Canada Kenya Iyo USA iyo






