Maqal »
Tarsan, oo Weeraray Qoysaska Dagan Xero Agoonta.
June 18, 2013 // 0 Comments
Ciidamo uu hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Banaadir ee dowladda Federalka ah ayaa barqanimadii maanta weeraray qoysaska dan yarta ah ee degan dhismaha Xero Agoonta ee degmada
Md Mursi, Masar oo hanjabtey.
June 11, 2013 // 0 Comments
Madaxweynaha Masar Maxamed Mursi ayaa sheegay in aanay dagaal ku baaqanaynin, hase yeeshee ay talaabo walba u qaadayaan sidii ay biyaha Niilka qeybta ay ku
Banaan Bax ka dhacey Muqdisho.
June 9, 2013 // 0 Comments
Mudaaharaadyo ballaaran oo lagu diidanyahay xasuuqa lagu hayo Soomaalida Koonfur afrika
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan
June 9, 2013 // 0 Comments
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan Marti ku ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan, waxa ayna barnaamijka uga
Iftiin Xasan Baasto oo ka waramey Kismaayo
June 9, 2013 // 0 Comments
Iftin Xasan Baasto oo dhawaan maleeshiya raacsani ay magaalada Kismaayo kula dagaalameen kuwa Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa ka waramay dagaalkii maalmihii dhowaa, isaga oo
barre hiiraale oo ka hadley Jubland.
June 5, 2013 // 0 Comments
Barre Hiiraale, oo ka mid ah Ragga sheegtay in ay Madaxweyne ka yihiin Jubbaland ayaa Idaacadda VOA
Kufsi ka dhacey Baydhabo.
June 1, 2013 // Comments Off
Ciidamada AMISON kuwa Uganda ayaa shalay gelinkii dambe fal kufsi ah kula kacay gabar yar 12 sano jira gudaha magaalada Baydhabo.
Kenya oo lagu eedeyay Beegsiga Soomaalida
May 29, 2013 // Comments Off
Booliska Kenya ayaa lagu eedeeyay inay jirdileen, kufsadeen ama ay u geysteen xadgudubyo
Duufaan ka dhacdey Mareykanka.
May 21, 2013 // Comments Off
Duufaan xoog leh ayaa shalay burbur xoog leh u geeystay bartamaha iyo Bariga gobolka Oklahoma. Meelaha sida xun ay duufaantu u waxyeeleesay ayaa waxa ka
Dareenka Ehelada Minnesota
May 20, 2013 // Comments Off
Hey’adaha amniga ah ee Maraykanka ayaa soo dhoweeyey xukunno toddobaadkii






