Gadowne

gadowne news

Warbaahinta Guud ee afka somaliga oo tiraddooda kor  u dhaaftey heerkii looga talagaley, taas oo kentey dhibaato aad u qota dheer dadka ku hadla afka somaliga  ama ku gudbiya akhbaarta dhibaatada ugu weyn oo heysata waxa ay tahay ma fahansana warbaahinta.

 

Cidwalba waxay sameysatey web u madax-banaan asiga wuxuu rabo ayuu soo geliyaa cidkasta ayuu wax ka sheega siduu rabo ayuu u hadlaa, taas waxay dhibaato u keentey dhamaan weriyaasha somalida iyo kuwa caalamka, sumcad darro heerkii ugu dambeyey ah.

 

 

aqoon darro baahsan dhibaato soo jireen ah IWM,  hadaba sidee looga bixi karaa dhibaatada saameysey dhamaan weriyaasha somalida? waa su’aal u baahan in la isweydiiyo waxaa laga dheexan karaa waayo aragnimo iyo ilbax-qoto dheer.

 

 

 

Scherif

 

halaga daayo dilka waxash-nimadda  leh oo weriyaasha somaliyeed lagu heyo iyo gumaadka shacabka oo joogtada ah, dhaca  boobka, kufsiga , qaraxa, iyo wixii la halmaala oo dhan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

waxaa qorey abdiRashiid/Deerow

Admin: Maamulaha guud ee Gadowne News

Lausanne, Switzerland

gadowne@hotmail.com

 





Visit Us On TwitterVisit Us On FacebookVisit Us On Youtube