Somaliland oo ka dhabeysey Go’aankeeda hawada.

somaliland June 19, 2013   

Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogolaansho ka soo qaatay dawladda Muqdisho ee dalka Soomaaliya, sidaasna waxa lagu shaaca ka qaaday war-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda Duulista hawadda Somaliland.  FaahFaahin →

kismaayo oo saaka degan baaqyo kala duwan. June 19, 2013

Xaaladda Magaalada Kismaayo ayaa saaka ah mid degan iyadoo mid ka mid ah Masuuliyiinta  FaahFaahin →

Beledweyne oo degaal ka dhacey. June 19, 2013

Wararka ka imaanaya Magaalada B/weyne  ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya  FaahFaahin →

300 oo qof qaxooti ah dowladda sweden keeneysa. June 18, 2013

Laanta Socdaalka sweden (Migrationsverket) ayaa shaacisay in 300 qof oo qaxooti Soomaali  FaahFaahin →

Maqal DHEYGEYSI
Muuqaallo
Barnaamijiyo Kale
Cayaarihii somaliland oo shaley furmey.

Waxaa shalay (Axad) si rasmi ah Istaadiyumka Hargeysa uga furmay tartanka Ciyaaraha ee Somaaliland.  FaahFaahin →

cayaarihii xagaaga oo ka furmey jaziira suudaan

Cayaaraha xagaaga oo dib u furmey      Cayaaraha dalka Suudaan Ardeyda  Soomaalida wax ka barata dalkaas. Groupe  A agriculture  Groupe B Engineering 1-Mohamed  salaad ( captain ) 2-Ibraahim Masruur 3-mustafe hassan Xoog... 

Mo Farah oo ka qeybgalayo Tartanka Oradka London

Oradyahanka Soomaalida ee heysta Dhalashada Dalka Britain, Mo Farah ayaa sheegay inuu ka qeybgali doono Tartanka Oradka dheer ee lagu wado in maalinta Axada ee soo socto lagu qabto Caasimadda Dalka Britain ee London.  FaahFaahin →

Wax ka ogow Guul darada heysato Kooxda Qaranka.

Dalka Soomaaliya waloow uu burburay hadana waxaa intaasi dheeraa dhibaatada uu kala kulmayay caada qaatayaasha oo saameeyay dhankasta haday ahaan laheyd siyaasadda dalka iyo dhanka arrimaha bulshada.  FaahFaahin →


Visit Us On FacebookVisit Us On Youtube